Sunday, 3 May 2015

Suldaanka Guud ee Subeer Awal

 Suldaanka Guud ee Subeer Awal wuxuu muujiyay geesinimo, waana kan badbaadin kara Somaliland oo ku dhacda muran siyaasadeed oo cadowgeedu ka faa'iidaysto. Hadal adaygiisaa oo uu kaga dhabeeyaa waxaay meesha ka saaraysaa dhamaan xididada uu aastay maamulka musuqa iyo nin jeclaaysiga ku dhisan ee u soo tafa xaaytay burburinta dalka iyo kala qaybinta dalka. Suldaanku siduu sheegayba wuxuu udub dhexaad u noqon karaa midaynta dhamaan beelaha Somaliland.








No comments:

Post a Comment