Oslo, Norway – Maj 2, 2015 – Csh – Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland mahamed Biixi Yonis baa kulamo qarsodiya la yeeshay masuuliyiin sarsare oo Norwegian ah, sida la dareensan yahay wuxuu u olloleeynayaa arrimaha maamulkan Siilanyo ee aay ku kala fogaadeen Beesha Caalamka. Hoos ka daawo – “Voice Tv”
No comments:
Post a Comment