Brussel, 16 may 2015 - Csh - Qofka kasta oo Somaliland ah waa inuu u gudbiyaa EU dacwad ka dhan ah shuftada iyo kooxaha xagjiriinta ah ee Somaliland afduubay, rabana inay khasab iyo xoog ku haaystaan. Waa in dhamaan wadamada EU la wargeliyo oo dacwado laga gudbiyo koodan wadankii iyo Somalilandba caalamka ka soo xidhxidhay. Saaxiibada Somaliland garabtaagana waa in aay arkaan in shicibka Somaliland u baahan yahay. Waa inaanay maamulka siilanyo ka dhigin shaqsi dublamaasiya oo siyaasada gudaha soo farageshay, ee maamulkani ka soo horjeedo dhamaan wixii somaliland ku soo tabcaysay, dabcan dimoqraadiyaddii iyo mabaadidii EU iyo bulshada caalamku mudada dheer inaga caawinayeen, taas oo aay burburinayaan kooxdan yari maanta.
Dawaladda Somaliland oo Diplomasigan dacwad ka dhan EU da u gudbisay.
Michele Cervon D'urso EU Envoy to Somalia and Somaliland.
Doorashada iyo nabadgelyadu waay isku xidhan tahay. Ummadda Somaliland baa faraqyada idin haaysata haddii aad maqli weydeena bulshada caalamkaay u gacan haadinayaan inaay ka qabtaan oo jeelasha laaydiinku guro, waa in aay Ethopia soo fara geliso oo ciidan ahaan idinku qabsato.Waayo beenawaasiin aan waxba reebay oo xishoonayn baad tihiin.
Codkashacabkaa.com - Europe
Codkashacabkaa1@gmail.com
No comments:
Post a Comment