Sunday, 3 May 2015

Suldaan Sabaayso Qudbadiisii Shirkii Subeer Awal Oo Dhamays tiran.

Qudbadan suldaanka oo dhinacyo badan taabanaysa ayuu ku tilmaamay sidaay lagama maarmaan u tahay in xiligan wadanka la badbaadiyo, waayo Somaliland waay kala furfuratay qaaybaay u kala baxbaxday, musuq iyo qabyaaladii baa isa soo qaawisay, markaa haddii gollahani ku dhawaaqo wax dhaafsiisan rabitaanka dadka iyo bulshada caalamka. 






No comments:

Post a Comment