Canada, 13 may 2015 - Csh - Amiir Amir oo mudo 24 saacadood gudahoo ku sameeyay sawir ka turjumaya siyaasada maanta taal Somaliland ee rajo beelka iyo burbur wixii aan ku soo tacabnay mudo 24 sanadood ah. Taas oo maanta isu bedeshay beelo isku duulaya ama uisu xoogsheeganaya oo xusuusan waxyaabihii cadaawada ahaa ee laga soo gudbay mudo aad u fog.
No comments:
Post a Comment