Sida la saadaalinayo maamulka Jubbaland waxaa u qarsoon heshiisyo aay la galeen dalka Kenya oo aay noqon doonaan mataano, meesha ismaamul goboleedka ka dhisan Bay iyo Bakool uu la saxeexday heshiis dalka Ethopia oo aay mustaqbalka mataanoobi ædoonaan. Halka inta soo hadhayna madaxa laaysu gelimnayo oo aay ka sii tirsaan doonaan dawlada federalka Somalia, xitaa Somaliland.
Saanadan oo isugu jirtay Gawaadhida gaashaaman ee dagaalka oo ay ku rakiban yihiin qoryaha waaweyn. Gaadiidkan Milateri ayaa markii danbe dhoolo-tus ku sameeyay wadooyinka waa weyn ee magaalada Kismaayo.





No comments:
Post a Comment