Somalilandlive.com/ Waxa Qiimo Lacageed oo aad u Sareeya lagu Kala Iibsanayaa Waraaqaha imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Wasaarada Wax Barashada Somaliland iyada oo Suuqyada Hargeisa Burco Sheekh- Berbera Ceerigaabo Deegaano kale oo Tiro Badan Waraaqaha imtixaanaadka oo Dhamaystiran lakala Siinayo Inta Udhaxaysay 150$- ilaa 100$
Maamulayaasha Iskuulada Dawlada iyo Shaqaalaha Wasaarada Wax Barashada ayaa Hurmood ka ah iibinta Waraaqaha Imtixaanaadka Shahaadiga ah
Shabakada Somalilandlive.com oo Arinta U Kuur Gashay baa ku guulaysatay inaay Qiimo Jaban Ku Soo Helaan Waraaqaha Imtixaanaadka, waana kuwa aad hoos ku arkaysaan. Waxaayna calaamad u tahay musuqa maamulka Siilanyo ee ninkii meel haaystaaba uu ka fekerayo lacag ee aayna waxba ka xishoonayn.
Warqadaha Imtixaanka oo Qiimo aad U Jaban Lagaga Soo iibiyay Warfidiyeenka Shabakada Somalilandlive.com
No comments:
Post a Comment