Monday, 4 May 2015
Kulan Qarsoodi Ah Lataliyaha Arimaha Dibada Ee Madaxwayne Somaliland Md Cabdo Axmed Aayir Uu La Qaatay Shaqale Hosaadka Wasaradda Arrimaaha Dibadda Denmark.
Shabakadda codkashacabkaa ayaa heshay kulan qarsoodiya oo Lataliyaha Arimaha Dibada Ee Madaxwayanaha Somaliland Md Cabdo Axmed Aayir uu la yeeshay qaar ka mida xafiiska arrimaha dibadda ee Denmark taariikhdu markaay ahayd 23 apr2015. Sida aan xogta ku helay waxaay la kulmeen Anders Hansen iyo Hanna cleaver oo ah madaxa taakulaynta dhaqaalaha ee qaabilsan Somaliland Iyo Soomaliya iyo Kristina jensen oo ah lataliyaha arimaha geeska afrika.
Sida aan wararka ku helay waxyaabaha aay ka wada hadleen waxaay ahaayd in aay sheekooyin been abuur ah oo in doorashada gollaha wakiiladu dib u dhigeen ee aanay dawladdu dib u dhigin masuuliyadeedana aay iyagu leeyihiin, balse xukuumad ahaan aay iyagu diyaar u yihiin. Mr Cabdoow Aayar baa arrimahaas doorashooyinka Sanadka dib Loo Dhigay isku deyay weedho been abuur ah balse uu ku fashilmay kulankaas uu is lahaa qari iyo warkaa uu ka been abuurtay xisbiyada iyo gollaha wakiiladaba. Dhamaan been abuurkaas baa haba yaraatee su'aalaha laga waaydiiyay uu ku haftay oo jawaabo lagu qanco uu u gudbin waayay, uuna kala kulmay weji gabax aan laga ogolaan mudo kordhin 2 sano ah.
Arrinta kale ee sida adag wax looga weeydiiyay ayaa ahaayd qisaastii dawladu samaysay, oo dhamaan dalalka reer galbeedku aay canbaareeyeen, dawladuna aay signal uga dhigaysay dawladaha reer galbeedka in aay waxay doonto samaynayso oo aanay u dulqaadanayn faragelinta dalalkaa dibada. Haddaba dhamaan wixii laga weeydiiyay arrimahaas wuu ku fashilmay. Dawlada oo ka baqaysa in dawladaha caawiyaa aanay caawimada ka sii goosan ayaa hada u muuqata mid safaro ku gaala bixinaysa caalamka, si aay ugu qanciso beenahoodiii hore ee fashilmay.
Shicibka S/land Oo Codsi U Gudbinaya Uk Iyo USA In Shaqsiyaadka Isu Soo Qaawiyay Duminta Dimoqraadiyada Iyo Boobka In La Baadho.
Shakhsiyaadka Qooyska madaxtoyada ah iyo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Gaal ayaa isu soo qaawiyay burburinta dimoqraadiyada iyo boobka musuqmaasuq dadka iyo dalka masaakiinta ah ee Somaliland. Dhammaantoodna waa kuwo haysta dhalashooyinka dalalka reer galbeedka ah waana kuwan hoos ku qoran:
1) Aamina Waris Jirde, Marwada Madaxweynaha.
British, waana shaqsiga kowaad ee awooda dalku hoos timaado, waxna ay maamushaa dhamaan dalka oo dhan iyada oo ka faa’iidaystay xanuunka iyo gabowga la soo gudboonaadau odaygeeda
British. Waa shaqsiga labaad ee ugu awooda bada xukumadda Somaliland mana jirto wax xil ah oo uu ka hayo xukumadda Siilaanyo oo aan ahayn waxa uu qabaa Luul Axmed Siilaanyo oo ah gabadha ay dhaleen Amina Waris iyo Siilaanyo. Baashe waa shaqsiga u qaabilsan Islaanta leexinta hantida umaddaay ee ay qoyska madaxweynuhu leexsanayaan. Sanadiikna lama tirin karo inta jeer uu dalka ka dhoofo mar mar bishii waxa uu dalka ka baxaa 8 jeer, waana nin la col ah saxaafada necebna in wax laga sheego, waxa uu alabaada u laabay 3 wargys oo kala ah Hargysa Star, Haatuf iyo Hubaal, waxa uu sidoo kale ku fashilmay shirqoolo dhagaraysnaa oo uu u maleegay maamulka shabakada qarannews.com isga oo ka faa’iidaysnaayay awoodii dawlada isla markaasina ku shaqaysnaayay wasaarada arimaha dibada gaar ahaan wasiirkii hore ee arimaha dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar, taasi oo u suurto gali wayday in ay shabakdaasi mariyaan halkii ay mariyeen wargysyada aynu kor ku xusnay oo ilaa hada isaga u xayiran, ninkani waa nin hada qani ah oo hanti badan ka samystay tan iyo intii uu Siilaanyo xukunka dalka la wareegay waxana uu inta badan u socdaalaa dalka Kiiniya iyo Imaaraadka iyo dalka Ingriiska waxana la xaqiijinayaa in uu sadexdaasi dalba aqalo ku leeyahay, kana macaashay hantida qaranka ee la boobaayo
British, waxa uu wasiirka duulistu dhawaan soo galay kalinta sadexaad iyo ninka aadka ugu dhow qoyska madaxweynaha waxana uu dhagaha ka qabsaday Hooyada madaxtooyada marwo Amina Waris, waxana uu kursigaasi ka riixday wasiirka madaxtooyada, waana shaqsiga ugu xudh xudha badan ee la sheekaysta islaanta oo inta badan ka qosliya, waxna uu xariif ku yahay qabyaalada iyo boobka hantida ummadda, waxna la xaqiijinayaa in uu lacag tiro badan dalka kala baxay gaar ahaana waxa la sheegay in uu dalaka Imaaraadka dhawaan uu soo dhigtay lacag aad u tiro badan, Wuxuu iibsaday guryo diba iyo gudahaba
British. Samsam waa wasiirka maaliyada waxayna hore u ahayd wasiirka waxbarashada waana shaqsqi aad u qabyaalad iyo eex badan intii ay wasaarada waxbarashada joogtay waxa ay musqu maasuqaday arday badan oo masaakiin ah oo waxbarasho dibada ah helay waxna ay diri jirtay dad gaar ah waxa sidoo kale la iibin jiray oo la musuq maasuqi jiray deeqaha waxbarasho ee dibadaha laga helo, Samsam waxa ay aad isugu dhowyihiin Amina Waris, waxna ay tahay shaqsiga koowaad ee la taliyas marwo Amina Waris, waxna ay hada u tafaxaydatay lunsiga hantida umadda oo ay qaybteeda qaadato, waxana xiligani ku soo baxay arimo musuq maasuq oo ay qandaraasyo aan loo tartamin ay walaalkeed siisay iyada oo aan xilka wasiirka maaliyadba haynin 3 bilood wax ka yar
British. Waa mid ka mid ah rukunada ugu cul culus ee xukumadda Siilaanyo waana nin awood badan ku leh dalka, xiliyada qaarkood waxa uu ahaa shaqsiga ugu awooda badan xukumadda Siilaanyo ka hor intii ayna Marwo Amina Warsis sida dadban ayna xilka ugala wareegin, walina waxa uu hatstaa awoodo saayid ah madaama uu sirta qaranka oo dhan uu gacantiisa ku hayo isga oo ka faa’iidaystay bilowgii markii uu Siilaanyo xilka la wareegay, inkasta oo ay Amina Waris awoodii dalka kala wareegtay isaga hadana waxa ay u aragtaa nin khatar ku noqon kara hadii ay gabi ahaan ka takahaluusto waxana ay aaminsantahay in aanu ka ag fogaanin hadii kale waxa uu ku kicin karaa duufaano siyaasadeed oo dhan walba ah, wasiir Xirsi waa shaqsi qani ah tan iyo intii uu xilka qabtay hantida uun samaystay waxa ay gaadhaysaa oo kor u dhaaftay maaliyiin doolar, waxna uu gacanta ku dhigay oo uu isku qoray ama qaatay aqalkii ugu weynaa aqlada dawlada oo lagu qiyaasaayo in ka badan 2 milyan oo doolar
American. Wasiirkani waa shaqsiga ugu hanti lunsiga badan xukumadda Siilaanyo waa American Citizen waxana uu musuq maasuqay lacagtii shiidaal baadhista waxa uu soo galay qandaraasyo uu ka qaatay xaqul qalib badan oo aanay lacagyawgaasi qaarkood soo galin khasnada dawlada, sida uu daabacay wargyska Haatuf waxa uu wasiirkani noqday qof ku suntan musuq maasuq, qabylaad iyo hanti lunsi waxana intii uu xilka hayay uu iska bixiyay lacag ku dhow hal milyan oo doolar oo lagaga lahaa dalka Marykanka oo uu Bangi ka mid ah banigyada Maraykanka ka qaatay, waxa sidoo kale uu qabyaaladeeyay mashaaruucdii lagu bixinaayay shidaal sahaminta iyada oo dad ay isxigaan ay lunsadeen dhamaan lacagayowgii loogu talo galay sahaminta shidaalka siiba qandaraasyadii hoose waxna uu ceel dheer ku riday shamintii shiidaalka, waxa dalka isgaga baxay shirkadihii sahaminta shiidaalka isga awgii kadib marki ay fahmi waayeen ujeedadiisa oo ku salysnad uun boob iyo hanti urursi iyo qabylaad, waxna uu gacan saar buuxda lal leeyahay oo ay isku shub shubtaan wiilka uu Siilaanyo sodoga u yahay ee Baashe Cawil Cumar Moragan, oo uu u yahay Abti, waana ninka ku taageeray in wargyskii Haatuf gabi ahaanba hawada laga saaro.
British, Saleebaan gaal oo ay qaraabo dhinac kasta yihiin Siilaanyo, waa shaqsi aan ka gaban taageerida Siilanyo, waana shaqsi qabiilnimadu wax kasta ka hore mariya sanadkiina 6 jeer ayuu tagaa dalka UK gaar ahaan London, wuxuuna isticmaalaa lacag aad u badan oo uu beeshiisa isugu ururiyo iyo danaha mustaqbalkaba ee reerka.
Hadaba shicibka masaakiinta ah ee reer Somaliland waxa ay dawladaha Ingriiska iyo Marykanka ka codsnayaan in ay shaqsiyaadkani dalka Somaliland ee aay mudada ka taageerayeen ka horumarinta dhibaatooyinka iyo sare u qaadida dimoqraadiyadaba in aay maanta curyaaminayaan shaqsiyaadkaas kor ku xusan oo isu soo qaawiyay.Haddaba waa in dhamaan reer Somaliland ee caalamka ku nool aay u kacaan oo ka dacweeyaaan caalamka iyo dalalka aay ka soo jeedaan ee aay kula gabanayaan hantida qeyrul sharciga ah ee aay boobayaan oo aay baadhitaan lagu sameeyo meel kasta oo aay joogaan, waxaay isku deyayaan inaay caalamkii oo dhan xitaa aay khiyaameeyaan. Waxaa Jira wejiyo siyaasadeed oo badan oo qarsoon iyo arrimo badan oo aay maleegayaan kooxdani markaa waxa keliya ee lagu qaban karaa waa in caalamka laga dacweeyo.
SOMALILAND: Open Letter to President Silanyo
By Abdirahman Mohamed Dirye
Mr. president, your annulment and dismantle of UDUB party out of mere hatred overlooking our national interests was historic mistake on the part of your government , it had been there, your party could be in better position in the next election. But now blaming Wadani party for writing x and y letters to x country only reflects how your party become leaderless due to illness or hibernation. Voters see your false accusation of the Wadani like blaming unborn baby that wronged no man but insisting on saying, he’ll do this and that to x tribe and x country when born! For your mere assertion, how do we your trust your prophecy when you Mr. President overpromised during your last election campaigns but delivered nothing to that regard except serving the needs of the few voracious individuals. Mr. President the country is in danger and the stakes are high. But you’re not in TV to speak out the ongoing diplomatic crisis with the region and with our partners on democracy and elections. I wish you well and healthy, not engaged in underselling ports and wildlife, and moving earth to sell to China in your transitional mandate of less nine month.
Mr. President, as concerned citizen, all I see in the state TV is Amina Waris did so and so, Hirsi responded to Ali Guray over the election timelines telling, “doomsday won’t happen if “infidel” elections are cancelled.
Last time, Mr. President you promised curbing skyrocketing corruption, and forming lean government reducing tribal tone in speeches from the state TV and radio, unfortunately, as anyone else can agree with me, the embezzlements, state purse plundering, and overtaxing struggling small businesses are all time high! Now, almost of all of the businesses either rendered insolvent or moved to Bosaso like the recent classical threat from the car importers when your son-in-law established illegal Vehicle Inspection Centre in which the businesses said we’ve no problem with it if it’s lawful but it looks like checkpoint under family rule rather than state institution. Hirsi Haji Ali and Amina Waris misusing the state authority issued the license to him. Mr. President you know how it damages our goodwill as small country heavily rely on Zakat and Western aid money? Mr. President if Somaliland has place in your heart, stop massive plundering that many of your workmates are up to.
Mr. President you were gentlemanlike when out of power allowing to meet ordinaries on the streets and looked determined to turn Somaliland around: fixing the struggling economy, and helping Somaliland attain stated its strategic goals: global recognition, and mentoring, not just your tribal juniors to be the leader of tomorrow, but minorities and politically marginalized individuals as well but inspiring to better themselves and their country.
Mr. president you are held hostage to few yes-men and women who do tell you nothing but that they can overtax x sun-burnt tomatoes vendors in Hargiesa streets not because they are bad but because they’ve no idea how economy grows. Mr. President you ought to reconsider to your working ties with such dubious group whose sole aim to siphon off the meager public purse when our economy is reversing to 17-century outlook.
Any day elections delay unnecessarily or for lame excuse, it’ll make Somaliland pay heavy price. Please don’t accept Salabeen Gaal’s advice to do prolong your anathema administration’s lifetime on the basis of few people’ suggestion who are with you just to be paid. Listen to your public who are tired of your trite speeches and longing for a change, hopefully better change than yours.
Mr. President allow people of somaliland to vote you out of office democratically without resorting to violence. Don’t just let the elections happen, but make it happen, Mr. President, to leave a legacy that lead us to converge on your gravesite irrespective of our political opinion, and pour prayers once you pass away. Remember Mr. President, future doesn’t mere get brighter for certain nations without great leaders, remember to have a better future for all of us, let think the right thing now. Good things don’t happen in vacuum. There are two choices ahead of you: the way to Gar-adag, the evil tribalism, the lack of elections and authoritarianism high way to Mogadishu or the elections and social justice is the only pathway to the immediate future prosperity that our country is dreaming to attain. I hope you choose the right choice.
Mr. President, thanks in advance.
Dirye is Somalil. and Activist and Political Commentator based in Addis Ababa, mrdirye@gmail.com
SOMALILAND: An Open Letter to Police Commissioner
3rd May2015
Attention: Brigadier Mohamed Fadal Iman
Dear Sir,
Re: Rogue police officers
Though Desiderata preached that we should not compare ourselves to others, for if we do so we might feel superior or inferior to the compared lot, there are a number of questions that calls for urgent answers to the treatment afforded to different groups of persons in Somaliland when it comes to police dealings with the public. On closer scrutiny of the situation prevailing in the country, one wonders whether there are three classes of citizens; one that owns the nation, common men & another that are always viewed with suspicion, doubt and mistrust.
East Africans living in Hargeisa are experiencing a difficult time with law enforcement officers due to frequent reports of hoax reaching police desks portraying them as dangerous criminals jeopardizing the security apparatus of the state; allegations with malice & hatred propagated by locals whose intentions are unknown.
On or about 26th February this year police picked Mr Mohamed Osman Diriye and Said Hassan Dahir, the Chairman & Deputy Chairman of East African Community in Somaliland from their respective homes for suspicion of terror related activities before detaining them at CID headquarters for eight days where they were interrogated to ascertain their involvement in terrorism charges by Counter Terror Unit (CTU).
Brigadier Abdilahi Fadal Iman has led the Police Force towards more professionalization and created a force that can deliver all elements of police service to Somaliland people since he was sworn in as Somaliland’s new Police Chief Commissioner on April, 2012.
The two joined another East African, Omar Ali Omar whose arrest led to the incarceration of the national leaders. They were subjected to solitary confinement and kept in the dark against the charges facing them as no questioning was carried for the first three days in order to cushion investigations from interference of corrupt wealthy individuals and close family members.
Upon recording individual statements corroborating same testimony, preliminary investigations revealed that the suspects had nothing to do with the grievous charges levelled against the trio. Latter senior officers at CID headquarters concluded that the probe screened the suspects to confirm their identity with respect to tribe before finally setting them off the hook.
While in custody friends & relatives were ostensibly denied to visit except handing food to officers manning the gate so as to tag them as dangerous elements.
To add salt to injuries when memories were freshly lingering with the ordeal undergone by our brethren, police again on the night of 28th April frogmarched three East African Somalilanders from the comfort of their sleep to New Hargeisa Police Station to answer vague and ambiguous charges.
This time each suspect was detained separately in cells with other inmates where they spend the night only to be released the following day when no complainant(s) turned up. It later became apparent to the police that the charges were defect, flawed & could not hold water.
The Officer Commanding Station (OCS) Chief Inspector Bedel was informed that they were Maymay sorcerers from Hiran region of Somalia and were practising witchcraft for material gain: allegations that were initiated by local informers with malice whose intents are not yet clear coupled with rogue officers that are cheaply sold with two michins of khat to effect unlawful arrest of innocent law abiding citizens. Inspector Bedel then ordered the three to be held incommunicado to let investigations take its course.
How on earth do you detain someone after unscrupulous informers mislead law enforcers? Do you first probe the claim before effecting arrest or you apprehend to investigate later? Which is which Mr Police Commissioner?
Prior to arrest their house was illegally searched inside-out and up-side down but nothing of significant was found in their possession with exception of some literature whose contents they (arresting officers) could not comprehend because it was written in English.
It is also believed that some individuals warned the three of detention alleging that they were not true sons of this soil.
The question then is, why all these hoax & setups targeting Somalilanders born elsewhere particularly those from East African countries.
Relevant Constitutional Provision
The 2001 Somaliland Constitution contains provisions on the rights of citizens. Of important interest is the right of an accused person. Article 8(1) guarantees equality before the law. It affords everyone equal treatment with regard to the law. That no one is above the law is not in question.
The provision of Article 8 (2-3) specifically prohibits discrimination among people including foreigners.
The supreme law provides a set of individuals’ freedom which the state may only take away through lawful procedure in accordance to Article 24(1).
It also establishes that the state may not detain individuals without a lawful warrant of arrest under Article 25(2).
Security officers ought not to apply law selectively. They should not act in a manner contrary to the law irrespective of the information in their possession incriminating the suspects.
Brigadier Fadal, let me remind you that injustice arises when equal are treated unequally and also when unequal are treated equally. It seems most of your officers are unaware of Somalilanders with dual nationality.
East African Somalilanders in the country are organized and can provide the Government with essential data pertaining to them.
Famous writer George Orwell in Animal Farm articulates that ‘’all animals are equal but some are more equal than others’’ Does this rule apply in the operations of the police force Sir.
Way Forward
In light of these we call upon police leadership to authorize an inquest into the incidents of unlawful detention by going back to the drawing board and identify where the problem stemmed from.
On the question of citizenship the Constitution qualifies a descendant of persons residing in Somaliland prior to 26th June 1960 as a citizen.
It is our contention that the predicaments of Somalilanders born elsewhere have brought about a challenge fundamental to how the state view persons with dual citizenship and delaying in solving it, should not be understood to mean that it is incapable of a just & proper solution, for if we cannot be part of the solution, we are part of the problem.
Lastly we look forward to a non-racial just & egalitarian nation in which culture & language shall form no part of reference when dealing with citizens.
It is our hope that you shall act on our grievances in earliest time possible.
Thank you Sir.
Abdihakim M. Osman
Sec. Gen.
Indigenous Somalilanders of East Africa
INSOMLEA
The writer can be reached via
Sunday, 3 May 2015
Subscribe to:
Posts (Atom)







