Wednesday, 7 October 2015

Abdirashid H Mataan Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Ucid Oo Canbaareeyay Falkii Boorame Xalay.

Abdirashid H Mataan oo ku sugan dalka Uk ayaa maanta qoraal uu ku qoray bartiisa Social media cambaareeyay falka ka dhacay magaalada Borama gaar ahaan guriga Guddoomiyaha Gobolka. Waxan ka tacsiyadeenayaa ciidanka iyo qoyskii ay ka geeriyoodeen askarta ku dhimatay falkaa foosha xun ee argagisnimada leh. Waana in maxkamad la horkeeno ciddii masuulka ahayd falakaa.
Sidoo kale waxan cambaaraynayaa xadhiga loo geystay ganacsatada iyo madax dhaqmeedka aan dembiga faraha kula jirin ee xalay lagala baxay guryahooda oo aan xadhigooda loo marin sifadii sharciga ahayd sida uu dhigayo dastuurka JSL.

Bulshada gobolka Awdal waxan kula dardaarmayaa in ay meel uga soo wada jeestaan cidkasta oo khalkhal gelinaysaa amniga iyo degenaanshaha gobolka iyo guud ahaanba qaranimada Somaliland.

Tuesday, 6 October 2015

Muniir iyo Tv qaranka

dahabshiil iyo qabyaaladiisa

Siciid Cilmi Rooble oo ka hadlay Xiisada Berbera

Beenta ku duugan Safarka Siilanyo ee Ireland

Laalaadii dadweynaha reer Somaliland loo sheegay oo iska soo af jarantay. Sheekaddii waxay ku soo afgoday in xarunta "Glencree Centre for Peace and reconciliation" loo baryo tegay, si aay u heshiisiiyaan EU iyo Maamulka Siilanyo oo hore u kala xidhiidh furtay. Dalalka ku bsaahoobay EU aay shuruud iyo digniin adag hore u siisay maamulka Siilanyo oo ahayd qabasho doorasho xor ah. Arrinkan oo Cabdifatax uu soo diyaariyay ama uu ninka xadhiga xidhay ka ahaa baa u eg mid fashilmay oo dawlada Irelandna waxba ka qaban karin, waayo go'aanka Yurub waa halkiisii. Haddaba muwaadiniinta reer Somaliland ee dimuqraadiyada jecel kuna sugan wadamada EU waa inaay fikirka dhabta ah u gudbiyan dalalkan, waayo maamulka gaayo ku raag been ayuu la meeraysanaya, wuuna ka warwareegayaa doorashooyin xor ah.






Jamal Cali Husseen Oo Xiisada Berbera Si adag uga Hadlay

Jamaal Cali Hussien oo si adag uga hadlay xiisada ka taagan berbera iyo haamaha oo uu ku sifeeyay haddii aay xukuumadu aay isku daydo inaay xoog ku wareejiso in cimriga dawladu uu halkaa ku dhamaanayo.

Boobka xukuumadda oo dhaxalsiisay magac xumo

I am the one..Beenaale san sharciga xurmaaynayn

Sunday, 19 July 2015

WikiLeaks releases Somtel Company secret project




Today, 8 July 2015, WikiLeaks releases more than 1 million searchable emails from the Italian surveillance malware vendor Hacking Team, which first came under international scrutiny after WikiLeaks publication of the SpyFiles. These internal emails show the inner workings of the controversial global surveillance industry.
Search the Hacking Team Archive

 

 

 

RE: I: Somtel

Email-ID435037
Date2012-11-14 05:42:19 UTC
Fromismail.dualeh@somtelnetwork.net
Tom.luppi@hackingteam.it, rsales@hackingteam.it
Dear Massimilano,

Thank you for the response . we play as security organization for the government , when they need any security we provide it to them.

Therefore I hope we will be able to sign the NDA and have trial of the RCS .

Thanks


Ismail Dualeh
Chief Technical Officer-SOMTEL
T : +252 7 972 90 00 | M : +252 7 900 00 01
E : ismail.dualeh@somtelnetwork.net

From: Massimiliano Luppi [mailto:m.luppi@hackingteam.it]
Sent: Tuesday, November 13, 2012 1:14 PM
To: ismail.dualeh@somtelnetwork.net
Cc: HT
Subject: R: I: Somtel

Dear Mr. Dualeh,

Many thanks for contacting us and for the interest in our technology.

RCS is designed to attack, infect and monitor target PCs and Smart-phones in a stealth way, including its location.
Once a target is infected, RCS allows you to access a variety of information, including:
Skype traffic (VoIP, chat), keystrokes (all Unicode languages), mails, messages, target positioning, files, screenshots, microphone eavesdropped data, camera snapshots, etc.
Supported PC platforms are: Windows XP/Vista/7 (32 & 64 bit) and Mac-OS.
The Smartphones' platforms are Windows Mobile, iPhone, Symbian, Blackberry and Android.
Would you mind having a look at the two RCS videos on our website?
http://www.hackingteam.it/index.php/remote-control-system

As you can imagine, our policy allows us to sell the product to Government, Law Enforcement and Security Organizations only.
Regarding your enquiry, please note that we do not provide geographical representation; our approach is to work side by side with a local partner (like you) on every specific deal.
This means that, if you have a potential business opportunity, we will give you protection on such client for 1 year.
Obviously, in order to understand, if we can move on, we need to know which agency we are talking about.
If everything is positive, we will proceed with the signature of our Non Disclosure Agreement and we’ll organize a meeting with the potential client.




Looking forward to receiving your reply.

Kindest Regards,


Massimiliano Luppi
Key Account Manager
 
HackingTeam
Milan Singapore Washington DC
www.hackingteam.com

mail: m.luppi@hackingteam.com
mobile: +39 3666539760
phone: +39 02 29060603

Da: Ismail Dualeh [mailto:ismail.dualeh@somtelnetwork.net]
Inviato: Tuesday, October 30, 2012 01:22 PM
A: <m.bettini@hackingteam.it>
Oggetto: Somtel

Dear Marco,
hope all is well.
My name is ismail dualeh , i am the CTO for somtel , a telecom operator in somaliland . i have got your contact from hagai frenkel of NICE systems.
we have request from our government to check emails in case they suspect any users and we have advised them we can support them with  trojan horses therefore we need to add this capability our the network .we are currently  testing various solutions and we want to evaluate your solution as well.
looking to hear from you.
Ismail Dualeh
Chief Technical Officer
Somtel International
+25279000001










Halkan guji si aad linkiga u akhrisato, ee Wikileak soo saartay

https://wikileaks.org/hackingteam/emails/emailid/435037