Friday, 11 December 2015
Friday, 27 November 2015
Thursday, 26 November 2015
Tuesday, 24 November 2015
Film Qalbi Buka
waa siyaasada Somaliland oo nooca xinka dumarka oo kale noqotay, Somaliland oo xukumada ka talisaa noqotay xinleey, xumo abuur, xasid iyo nacayb beeleed ama qabaa'iladii kale, been iyo fidmo
Film Qalbi Buka
waa siyaasada Somaliland oo nooca xinka dumarka oo kale noqotay, Somaliland oo xukumada ka talisaa noqotay xinleey, xumo abuur, xasid iyo nacayb beeleed ama qabaa'iladii kale, been iyo fidmo
Wednesday, 11 November 2015
Sunday, 1 November 2015
Sunday, 25 October 2015
Wednesday, 7 October 2015
Abdirashid H Mataan Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Ucid Oo Canbaareeyay Falkii Boorame Xalay.
Abdirashid H Mataan oo ku sugan dalka Uk ayaa maanta qoraal uu ku qoray bartiisa Social media cambaareeyay falka ka dhacay magaalada Borama gaar ahaan guriga Guddoomiyaha Gobolka. Waxan ka tacsiyadeenayaa ciidanka iyo qoyskii ay ka geeriyoodeen askarta ku dhimatay falkaa foosha xun ee argagisnimada leh. Waana in maxkamad la horkeeno ciddii masuulka ahayd falakaa.
Sidoo kale waxan cambaaraynayaa xadhiga loo geystay ganacsatada iyo madax dhaqmeedka aan dembiga faraha kula jirin ee xalay lagala baxay guryahooda oo aan xadhigooda loo marin sifadii sharciga ahayd sida uu dhigayo dastuurka JSL.
Bulshada gobolka Awdal waxan kula dardaarmayaa in ay meel uga soo wada jeestaan cidkasta oo khalkhal gelinaysaa amniga iyo degenaanshaha gobolka iyo guud ahaanba qaranimada Somaliland.
Tuesday, 6 October 2015
Beenta ku duugan Safarka Siilanyo ee Ireland
Laalaadii dadweynaha reer Somaliland loo sheegay oo iska soo af jarantay. Sheekaddii waxay ku soo afgoday in xarunta "Glencree Centre for Peace and reconciliation" loo baryo tegay, si aay u heshiisiiyaan EU iyo Maamulka Siilanyo oo hore u kala xidhiidh furtay. Dalalka ku bsaahoobay EU aay shuruud iyo digniin adag hore u siisay maamulka Siilanyo oo ahayd qabasho doorasho xor ah. Arrinkan oo Cabdifatax uu soo diyaariyay ama uu ninka xadhiga xidhay ka ahaa baa u eg mid fashilmay oo dawlada Irelandna waxba ka qaban karin, waayo go'aanka Yurub waa halkiisii. Haddaba muwaadiniinta reer Somaliland ee dimuqraadiyada jecel kuna sugan wadamada EU waa inaay fikirka dhabta ah u gudbiyan dalalkan, waayo maamulka gaayo ku raag been ayuu la meeraysanaya, wuuna ka warwareegayaa doorashooyin xor ah.
Jamal Cali Husseen Oo Xiisada Berbera Si adag uga Hadlay
Jamaal Cali Hussien oo si adag uga hadlay xiisada ka taagan berbera iyo haamaha oo uu ku sifeeyay haddii aay xukuumadu aay isku daydo inaay xoog ku wareejiso in cimriga dawladu uu halkaa ku dhamaanayo.
Tuesday, 29 September 2015
Sunday, 19 July 2015
WikiLeaks releases Somtel Company secret project
Hacking Team
Search the Hacking Team Archive
RE: I: Somtel
Email-ID | 435037 |
---|---|
Date | 2012-11-14 05:42:19 UTC |
From | ismail.dualeh@somtelnetwork.net |
To | m.luppi@hackingteam.it, rsales@hackingteam.it |
Dear Massimilano,
Thank you for the response . we play as security organization for the government , when they need any security we provide it to them.
Therefore I hope we will be able to sign the NDA and have trial of the RCS .
Thanks
Ismail Dualeh
Chief Technical Officer-SOMTEL
T : +252 7 972 90 00 | M : +252 7 900 00 01
E : ismail.dualeh@somtelnetwork.net
From: Massimiliano Luppi [mailto:m.luppi@hackingteam.it]
Sent: Tuesday, November 13, 2012 1:14 PM
To: ismail.dualeh@somtelnetwork.net
Cc: HT
Subject: R: I: Somtel
Dear Mr. Dualeh,
Many thanks for contacting us and for the interest in our technology.
RCS is designed to attack, infect and monitor target PCs and Smart-phones in a stealth way, including its location.
Once a target is infected, RCS allows you to access a variety of information, including:
Skype traffic (VoIP, chat), keystrokes (all Unicode languages), mails, messages, target positioning, files, screenshots, microphone eavesdropped data, camera snapshots, etc.
Supported PC platforms are: Windows XP/Vista/7 (32 & 64 bit) and Mac-OS.
The Smartphones' platforms are Windows Mobile, iPhone, Symbian, Blackberry and Android.
Would you mind having a look at the two RCS videos on our website?
http://www.hackingteam.it/index.php/remote-control-system
As you can imagine, our policy allows us to sell the product to Government, Law Enforcement and Security Organizations only.
Regarding your enquiry, please note that we do not provide geographical representation; our approach is to work side by side with a local partner (like you) on every specific deal.
This means that, if you have a potential business opportunity, we will give you protection on such client for 1 year.
Obviously, in order to understand, if we can move on, we need to know which agency we are talking about.
If everything is positive, we will proceed with the signature of our Non Disclosure Agreement and we’ll organize a meeting with the potential client.
Looking forward to receiving your reply.
Kindest Regards,
Massimiliano Luppi
Key Account Manager
HackingTeam
Milan Singapore Washington DC
www.hackingteam.com
mail: m.luppi@hackingteam.com
mobile: +39 3666539760
phone: +39 02 29060603
Da: Ismail Dualeh [mailto:ismail.dualeh@somtelnetwork.net]
Inviato: Tuesday, October 30, 2012 01:22 PM
A: <m.bettini@hackingteam.it>
Oggetto: Somtel
Dear Marco,
hope all is well.
My name is ismail dualeh , i am the CTO for somtel , a telecom operator in somaliland . i have got your contact from hagai frenkel of NICE systems.
we have request from our government to check emails in case they suspect any users and we have advised them we can support them with trojan horses therefore we need to add this capability our the network .we are currently testing various solutions and we want to evaluate your solution as well.
looking to hear from you.
Ismail Dualeh
Chief Technical Officer
Somtel International
+25279000001
Halkan guji si aad linkiga u akhrisato, ee Wikileak soo saartay
https://wikileaks.org/hackingteam/emails/emailid/435037
Thank you for the response . we play as security organization for the government , when they need any security we provide it to them.
Therefore I hope we will be able to sign the NDA and have trial of the RCS .
Thanks
Ismail Dualeh
Chief Technical Officer-SOMTEL
T : +252 7 972 90 00 | M : +252 7 900 00 01
E : ismail.dualeh@somtelnetwork.net
From: Massimiliano Luppi [mailto:m.luppi@hackingteam.it]
Sent: Tuesday, November 13, 2012 1:14 PM
To: ismail.dualeh@somtelnetwork.net
Cc: HT
Subject: R: I: Somtel
Dear Mr. Dualeh,
Many thanks for contacting us and for the interest in our technology.
RCS is designed to attack, infect and monitor target PCs and Smart-phones in a stealth way, including its location.
Once a target is infected, RCS allows you to access a variety of information, including:
Skype traffic (VoIP, chat), keystrokes (all Unicode languages), mails, messages, target positioning, files, screenshots, microphone eavesdropped data, camera snapshots, etc.
Supported PC platforms are: Windows XP/Vista/7 (32 & 64 bit) and Mac-OS.
The Smartphones' platforms are Windows Mobile, iPhone, Symbian, Blackberry and Android.
Would you mind having a look at the two RCS videos on our website?
http://www.hackingteam.it/index.php/remote-control-system
As you can imagine, our policy allows us to sell the product to Government, Law Enforcement and Security Organizations only.
Regarding your enquiry, please note that we do not provide geographical representation; our approach is to work side by side with a local partner (like you) on every specific deal.
This means that, if you have a potential business opportunity, we will give you protection on such client for 1 year.
Obviously, in order to understand, if we can move on, we need to know which agency we are talking about.
If everything is positive, we will proceed with the signature of our Non Disclosure Agreement and we’ll organize a meeting with the potential client.
Looking forward to receiving your reply.
Kindest Regards,
Massimiliano Luppi
Key Account Manager
HackingTeam
Milan Singapore Washington DC
www.hackingteam.com
mail: m.luppi@hackingteam.com
mobile: +39 3666539760
phone: +39 02 29060603
Da: Ismail Dualeh [mailto:ismail.dualeh@somtelnetwork.net]
Inviato: Tuesday, October 30, 2012 01:22 PM
A: <m.bettini@hackingteam.it>
Oggetto: Somtel
Dear Marco,
hope all is well.
My name is ismail dualeh , i am the CTO for somtel , a telecom operator in somaliland . i have got your contact from hagai frenkel of NICE systems.
we have request from our government to check emails in case they suspect any users and we have advised them we can support them with trojan horses therefore we need to add this capability our the network .we are currently testing various solutions and we want to evaluate your solution as well.
looking to hear from you.
Ismail Dualeh
Chief Technical Officer
Somtel International
+25279000001
Halkan guji si aad linkiga u akhrisato, ee Wikileak soo saartay
https://wikileaks.org/hackingteam/emails/emailid/435037
Wednesday, 1 July 2015
Taxane: Q/2AAD - MAXAAD KA OGTAHAY HEERKA MUSUQMAASUQA IYO QABYAALADDA SOMALILAND KA ALOOSAN (WARBIXIN QOTODHEER)
Qaybta labaad ee warbixinteenan taxane ah ayaa ku soo qaadan doono Mid kamid ah milyanneerada Siilaanyo la kow saday ee ka dhashay xukuumadiisa islamarkaasina ay isku haybta yihiin.
Waxaanu sidoo kale mid mid u dul istaagi doonaa habka shakhsigani ku taajiray kagana mid noqday milyanneearada Somaliland .
Waa Maxamuud Xaashi Cabdi waa wasiirka Duulista ee xukuumada madaxweyne Siilaanyo waxaana uu ka mid yahay masuuliyiinta mar la yimi madaxweyne Siilaanyo ee lama taabtaan ka ah.
Wasiir Xaashi si kale hadii aan kuugu macneeyo waxaa uu kow ka yahay shakhsiyaadka taabacsan garabka Bidix ee ay hogaamiso Marwada Madaxweynuhu Aamina weris, waana lafdhabarta garabka Weris shukaanta u hayso.
Maxamuud Xaashi waa shakhsi ku caanbaxay xeelada siyaasadeed ee dhanka kala qoqobka bulshada, danta isaguu leeyahayna waa shakhsi wax kasta u sameeya sidii ay tiisu ugu hirgeli lahayd.
Run ahaan dhanka saaxada siyaasada Wasiir Xaashi iyo Adeerkii Axmed Siilaanyo isku mar waxaa dibada uga wada saaray badhtamihii Alle haw naxariistee Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, xiligaaso Wasiir Xaashi kamid ahaa Barlamaankii u horeeyey ee Somaliland islamarkaasina kamid ahaa shakhsiyaadkii ku ololayn jiray Qabyaalada iyo kala qoqobka bulshada Somaliland xiligaasi waxa kasle uu Maxamuud xaashi kamid ahaa Urur diineedkii Itixaad oo isaga iyo rag kale oo hayb wadaag ahaayeen marar badan isku dayeen fulinta falal amaandaro oo ka dhan ahaa xukuumadii Cigaal, waana markii Madaxweyne Marxuum Cigaal dalka dibada uga saaray kuna eedeeyey inuu u adeegayo ururka Xag jirka ah ee Alqaacida.
Geeridii Madaxweyne Cigaal Alle haw naxariistii waxay dabadeed fursad siisay Maxadweyne Siilaanyo iyo Maxamuud Xaashi inay dalka dib ugu soo laabtaan, ayna u suurtagasho maanta in Siilaanyo oo Madaxweyne ah Maxamuud Xaashino noqdo wasiir aan dhicin iyo Milyaneer ku macaashay Musuqmaasuq iyo xigtaysiga qabyaalada.
Waana sababta akhriste aan idiinku soo horeysiinay kaalinta ninkani kaga jira ,musuqmaasuqa iyo qabyaalada kala geysay bulshada Somaliland iyo sidoo kale qaabka hantida faraha badan uu ku helay.
Aaan soo qaadano iridii u horeysay ee uu ka soo bilaabay ku macaashka musuqmaasuqa ilaa inta aynu ka gaadhayno tii ugu dambaysay iyo maanta,.
Kolkaad eegto cadadka lacagta dhan 15ka milyan ee Dollar iyo dhabaha diyaaradaha hargeysa ayaa qofkasta caqli u saaxiib ah iyo mid camaadan ahiba waxay isku si u wada arkaan sida aan tudhaalaha iyo wadaniyada midnaba lahayn ee lacagtaasi ay u wada lunsadeen labada shakhsi waa wasiirka duulista Maxamuud Xaashi iyo inadeerkii C/risaaq Cumaani.
Hadii aynu dhinaca kale ka istaagno gegida diyaaradaha ee magaalo xarumeedka ismaamulka soomaalida itoobiya ee Jigjiga waxaa ku baxaday lacag dhan sadex milyan iyo sided boqol oo dollar waxaana lala mataaniyey dhabooyinka diyaaradaha ee Caalamka, halka madaarka magaalada haregysa ee lagu kharash gareeyey shan iyo tobanka milyan ay xiliyada roobabka biyuhu fadhiistaan.
Dhinaca kale xogaha musuqmaasuq ee warsomali.net ka heshay dabagal mudo badan qaatay kadib ayaa waxay daboolka ka qaaday in Bishii Jeebka Wasiirka Duulista ay si sharci-darro ah ugu dhacdo Lacag Dhan $800,000-$160,000!!!.
Ukuurgalka xogtan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ah Ragga safka hore kaga jira Boobka hantida ummadda reer Somaliland oo loo hayo caddaymo, , sannad ka hor waxaa lagu soo rogay madaarada dalka in qof walba oo ka dhoofaya Madaar ka mid ah Madaarrada Diyaaradaha ee dalka Somaliland lagu kordhiyey 10$ lacagtii cashuurta ahayd ee hore loo qaadi jiray, taasoo oo caddadkeedu ahaa lacag dhan 33$ Doollar ah oo cashuur la isla ogyahay ahayd , lacagta rakaabka soo dhoofaya ee isugu jira Muwaaddinka iyo qofka Ajanabiga ahiba ay bixiyaan isu geyn waa 43 $ iyadoo ay ku jirto 10$ oo siyaado ah oo Wasiirku u meel marsaday inuu ku sugayo ammaanka Madaarka (Airpot-ka).
Waxaa garoommada diyaaradaha ee Hargaysa iyo ka Berbera oo haatan isaga albaabadu u xidhan yihiin markii hore iyo maantaba ka duula shan shirkadood oo duyuurado ah, kuwaasi oo kala ah 1) Daallo Airline 2)Juba Airline 3)Afircan Airline 4)Ethopian Airline iyo Fly Dubia oo iyana dhawaan kusoo biirtay ka hor shirkada shanaad sida aynu wada ogsoonahay duyuuradahani waxay u badanyihiin duyuurado waaweyn oo qaada rakaab (passengers) ka badan intooda badan 250-300 qof iyo Hawl wadeenada Duyuuradahaasi (cabin crew).
Waxay Diyaaradahani sameeyaan intooda badan duullimaadyo joogto ah sida shirkadaha ay intooda badan Soomaalidu ka Masuulka tahay ama ay Mulkiilayaasha ka yihiin in ay duullimaadyadoodu noq daan laba jeer illaa 3 jeer toddobaadkii haddaanay ka badan, waxaa intaa dheer in Ethopian Airline tahay mid iyadu si joogto ah maalin walba u duusha, halka Fly Dubia iyaduna todobaadkii sadex jeer ka duusho dalka soona degto.
Haddaba, waxa aynu ka qiyaas-qaadan karaynaa caddadka dadka dalka dibeddiisa u soo baxa meeshay doonaan ha soo aadeene ee laga qaadayo 10$ Doollar ee ammaanka Madaarka (Airpot-ka) lagu sugayo inagoo tix raacayna sida uu ku sheegay War-Saxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Wasaaradda Duulista Hawadu waxaad ka qiyaas-qaadan kartaa adigoon baadhin ama raadin caddaymo dayuuradood iyo rakaabka sannadkii ay qaadaan haddii la cel-celiyo oo dayuurad walba laga dhigo inay toddobaadkii-ba laba jeer duullimaad samayso.
Sidoo kale, marka lagu cel-celiyo caddadka rakaabka ay soo dhoofiso 250 qof duullimaadkiiba macnaheedu waxa ay noqonaysaa in dayuurad kastaa qaaddo toddobaadkii 500 oo qof isugeyna ay rakaabsadaan 2000 qof marka lagu dhufto 10$*2000= 80.000 oo waliba aan meel sharciyan ay u marayaan Distoorka dalka u yaalla in ay ku xarooto Wasaarada Duulista Hawada iyo Gadiidka Cirka qasnaddeeda amaba jeebka Wasiir Maxamuud Xaashi aanay jirin.
Distoorka Somaliland u yaalla oo ah in dakhli walba oo cashuuro ah ama qadar qaadhaan iwm ah, oo ay qaadaan Waaxyo ka mid ah Hay’adaha dawliga ahi inay ku dhacdo Qasnadda Wasaaradda Maaliyadda ka dib qorshaha Xukuumadda ee qorshe-sannadeedka ay ka muuqataa lacagta looga saarayo Wasaarad kasta iyo hawlaha ay ku fulinayso iyo in ay soo samayso sannadka aakhirkiisa Xisaab-xidh buuxa oo qeexaya waxa lagu qabtay iyo meelaha ay kala gashay lacagtaasi.
Hase-yeeshee, Wasiirka Duulista ayaa samaystay shirkad u gaar ah oo uu yidhi; ‘waxay sugaysaa ammaanka Madaarka, Shirkaddan oo ay ka shaqeeyaan dad ka yar 10 ilaa shan iyo toban qof oo shaqaalaha rasmiga ah ee ammaanka shandadaha iyo wixii la mida sugaana waxay ka mushahar qaataan Wasaaradda lacagteeda qorshe sannadeedkii ay ku fuliso ee Miisaaniyadda Qaranka ugu jira.
Haddaba, Lacagtan loo macmashay shirkadda gaarka ah oo aanad arkayn Xafiis meel ay ku leeyihiin Ciidan ay ka tirsanyihiin meelo lagu ansaxiyey shaqadoodu waxay tahay iyo su’aalo badan oo is weydiin u baahan waa waxba kama jiraan waana lacag ku dhacda jeebka Wasiirka Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi.
Kuma koobna oo keliya musuqmaasuqa faashilka ah ee wasiir Maxamuud xaashi intan balse waxaa iyaduna taasi barbar socota shirkad ay wada leeyihiin wasiirka duulista iyo Nin ay qaraabo dhow yihiin oo ku dhawaad sided bilood ka hor ka hawl gashay madaarka taasi oo baabuurta madaarka soo gelaysa ka kiraysa Barking ka la dhigto baabuurta, baabuur kasta saacadiiba waxaa laga qaada hal dollar, labadii saacadoodna laba dollar wixii ka badana waa lagu sii kordhiyaa, waxaana lacagtaasi sitoos ah iyaduna ugu dhacdaa khasnada wasaarada maaliyada, magaca lacagtaasi loo bixiyey ama ujeedada lagu saleeyey ayaa ah daboolida kharashaadka 10 askari oo ku qoran saldhiga ilaalada madaarka halka lacagtii tobanka dollera ahaydna hore loogu saleeyey kharashaadka sugida amaanka madaarada
Waxaa jira heshiis la galay bil ka hor kasoo dhex maray mulkiilaha shirkadan iyo wasiirka duulista waxaana labada dhinac isla waafaqeen in heshiiskaasi labada dhinac shirkaddani dhowaan si rasmi ah u guda-geli doonto hawlaheeda, wasaaradda Duulista-na kala wareegi doonto lacagta Halka Dollar ah ee dadka lagaga Kireeyo Parking-ka gudaha Madaarka. Warku waxa uu intaas ku daray inay shirkaddu qaadan doonto boqolkiiba 70 lacagta ka soo xereeto Kirada Madaarka halka boqolkiiba 30-ka kale ay qaadan doonaan Askarta ka hawl-gasha Madaarka .
Qiyaastii waxaa nidaamkan Cusub wasiir Xaashi iyo shirkadooda markaad qiimaha ugu hooseeya ku cabirto bishii waxaa kasoo gala lacag dhan $30,000 -$40,000.
Sidaasi waxaa wasiirka duulista Somaliland maxamuud xaashi Cabdi kaga mid yahay milyanneerada kaalinta koowaad ka galay ku taajirida musuqmaasuqa eexda qabyaalada madaxweyne Siilaanyo ugu suurtageliyey ku tagrifalka hantida umada ee maanta wasiir Xaashi ka dhigtay inuu kamid noqdo taajiriinta ugu lacagta badan dalka, waxaana nasiibka iyo hiilka madaxweyne siilaanyo ku simay wasiir maxamuud xaashi in uu markii koowaad dalka ingiriiska gaar ahaan magaalada Manchester ku yeesho hanta ma guurto ah iyo Malls waaweyn oo maanta laga adeegto.
Akhriste qaybta labaad ee warbixinteenana intaasi ayeynu ku dhaafaynaa anagoo la kaashanayna ka daacad ahaanshaha baahinta xogta iyo xaqiiqooyinka xad dhaafka ah ee aanu mudada badan ku daba jirnay ururinteeda, waxaanuna mid mid idiinku soo gudbin doonaa taxanaheenan Shakhsi kasta uu ku macaashay musuqmaasuq iyo xigtaysiga qabyaalada xukuumada Siilaanyo.
Lasoco qaybta 3aad iyo taxanahan xanbaarsan xogaha ku salaysan xaqiiqada dhabta ah.
Saxafi Abdirisaaq Yusuf Ali “Terra”
Email: Terra-10@hotmail.com
Monday, 29 June 2015
MAXAAD KA OGTAHAY HEERKA MUSUQMAASUQA IYO QABYAALADDA SOMALILAND KA ALOOSAN. Q1AAD
Hargeysa(WS) Waa qormo taxane ah oo aynu ku iftiiminayno halista Somaliland ay wakhtigan geyaysiisay qabylaada iyo musuqmaasuqu. Walaac iyo Cabsi xoogan ayaa jirta waxaana meesha kasii baxaya axdi beeleedkii 1991kii ee Somaliland u bedelatay axdi qarameedka.
Shantii sano ee u dambaysay maalinba maalinta kasii dambaysa dhibaatada musuqmaasuqu Somaliland waxay ahayd mid ula sii durkaysa dhanka halista iyo isa-seega bulsho hore ugu midaysnayd magac iyo mabda’. Xatooyada, khiayaamada, Eexda, qabyaalada, sedbursiga iyo isku garab siinta Cadaalad daradu waxay noqdeen astaamaha lag xasuusan doono xukuumada uu gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed “Siilaanyo”.
Waxaa mudo dheer dib uga curatay Somaliland isbahaysiga ku isiran qabiilka, kaasoo lagu lunsaday boqolaal milyan oo doller oo isugu jira deeqaha shisheeyaha iyo cashuuraha laga qaado dadka danyarta ah iyo ganacsatada Somaliland. Waxaa iyaguna soo baxay kana mid noqday dadka ugu magaca dheer maanta shakhsiyaad tiro badan oo dhamaan magac iyo hayb ahaanba ku aroora madaxweyne siilaanyo, kuwaaso qaarkood aanay wax xilal ah ka haynin xukuumadiisa balse heshiis kasta iyo il-dhaqaale kasoo galo’ba iyagu ka ah mu-qadimiin iyo mu-akhariin labadaba.
Waxaa iyaguna samaysay magacyada shirkadu aan hore u jirin kuwaaso ay mulkiilayaal ka yihiin shakhsiyaadka hayb-wadaagta la ah madaxweynaha iyo kuwo ay gaar u leeyihiin qaar kamid ah Caruurta madaxweyne siilaanyo. Sagaal goor ayaa tiroba intii madaxweyne siilaanyo talada dalka hayey xukuumadiisa ku sameeyey isku-shaandhayn, Eri, bedel iyo magcaabisba leh, taaso aan waxyeelo mooyaane waxtar maraba aan usoo kordhin madaxweyne Siilaanyo xukuumadiisa, taaso ayey sababtay iska indhotirka iyo sedburiska beelaysan oo aan madaxweyne siilaanyo wuxuu beeshiisa u kordhiyo mooyaane wuxuu ka dhimaaba aanay jirin.
Dardar gelinta musuqmaasuqa iyo qabyaaladu waxay noqdeen laba mataano ah halka masuul kasta oo ka damqada habka qalafsan iyo foolxumada wax u socdaan ee fikirkiisa saliimka ah ka dhiibta laga takhaluso xilkii uu hayey. Waxaa burburay axdi kasta iyo wacadkii Madaxweyne siilaanyo hore ula galay xulufooyinkii ka dambeeyey guushiisa, rag badan oo ay wax badan soo wada qaateena maanta dhamaan waa ay kala miranayaan. Dhanka isku tiirsanaantii iyo midnimadii bulshada Somaliland bal aan sikoooban oo guud ka xaleefin ah u jaleeco:-
A-Musuqmaasuqa iyo is xulufaysiga beelaysani ee Somaliland Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo u horseeday waxa uu sababay waayintaanka kalsoonidii beelaha darafyada Somaliland.
B- Waxaa samaysmay maamul goboleedyo gudaha iyo dibadaba kuwaaso taariikhda markii u horeysay beelaha Somaliland ee darafyadu ku dhawaaqeen.
C-Waxaa luntay kala dambayntii iyo Nidaamkii ku soo dhisnaa mudada badan sinaanta iyo Cadaalada.
D- Waxaa meesha ka baxday fikirkii beesha Caalamku ka haysteen midnimada bulshada Somaliland kadib markii meelkasta xukuumada talada haysaa isugu tuurtay dano dhaqaale.
E-Nidaam kasta oo ku salaysnaa sharciga iyo dastuurkana waxaa loo baabiiyey loona badhi-furay dan gaar ahaaneed.
F-Xulashada shaqaalaha dawliga ah iyo kuwa kaleba hore waxay ugu dhisnayd sifo aqooneed halka maantana ay ku xidhan tahay hayb qabiil iyo xod-xodashada qoyska madaxweynaha.
Iyadoo aynu si xog-ogaalnimo ah oo qotodheer dibada usoo dhigayno faashilka iyo musuqmaasuqa kala geeyey buulshada Somaliland waxaan qoramadan qaybteeda ugu horeysa Bud-dhig uga dhigayaa Liiska magacyada Milyaneerada ku hodmay Musuqmaasuqa iyo Eexda qabyaalada oo kala ah laba dabaqadood oo kala sareeya liiska dabaqada koowaad waxay ka kooban yihiin:-
1-Baashe Cawil “Moorgan”:- Wiilka Sodoga Siilaanyo u yahay
2- Ibraahin Maxamed Xasan: Madaxa Shirkada General Energy
3-C/risaaq jaamac “Cumaani” Mulkiilaha Shirkada Dhismayaasha Madaarada iyo wadooyinka
4-Muuse Xasan Xaaji
5-Maxamuud Xaashi Cabdi: Wasiirka Duulista iyo Hawada
6- Xuseen Ducaale “Weji” Wasiirka Macdanta
7- Aamina Maxamuud Jirde: Xaaska siilaanyo
8-Cali Siciid Mareexaan: Xildhibaan wakiilada ka tirsan ahna Madaxa Shirkadaha qandaraaska Diiwaangelinta Doorashooyinka.
Milyaneerada Darajada koowaad ee ka hodmay Musuqmuusaqa ayaa iyagu inta ka kooban waxaanuna qormadan qaybteeda labaad idiinku soo gudbin doonaa Milyaneer walba, Tirada hantida uu helay, Magacyada shirkadaha lagu kala macaashay iyo meelaha lacagaha intooda badan la dhigtay iyo weliba hantida ma guurtada ah ee ay kala leeyihiin anagoo barbar dhigi doona Siilaanyo hortii mid waliba waxa uu ahaa iyo hantida uu haystay. Halka qormadeena qaybteeda kalena aynu kusoo qaadan doono magacyada iyo hantida Milyaneerada darajada labaad.
Lasoco qaybta Labaad
Qalinkii:- Abdirisaaq Yusuf Ali “Terra”
Wixii fikirkaaga ah iyo xogaha aad ka hayso labada qaybood ee milyaneerada shanta sano waxaad noogu soo gudbin kartaa Email: warsomaliga@gmail.com
Thursday, 25 June 2015
Riyaale Regime: SOMALILAND FOREIGN MINISTER APPEALS FOR RECOGNITION AND AID
SOMALILAND FOREIGN MINISTER APPEALS FOR RECOGNITION AND AID | |
2007 January 9, 10:42 (Tuesday)
|
07ADDISABABA60_a
|
CONFIDENTIAL
|
CONFIDENTIAL
|
-- Not Assigned --
|
11910
|
-- Not Assigned --
|
TEXT ONLINE
|
AU-1 - African Union | EAID - Economic Affairs--Foreign Assistance| ET - Ethiopia | KISL - Islamic Issues |PBTS - Political Affairs--Boundary and Sovereignity Claims | PREL - Political Affairs--External Political Relations |PTER - Political Affairs--Terrorists and Terrorism | RW - Rwanda | SO - Somalia | XA - Africa
| |
-- Not Assigned --
|
TE - Telegram (cable)
|
-- N/A or Blank --
-- N/A or Blank --
|
-- Not Assigned --
|
-- Not Assigned --
| |
Content
Raw content
Metadata
Print
Share
Show Headers
Classified By: POL-ECON COUNSELOR KEVIN SULLIVAN. REASON: 1.4 (B),(D).
1. (C) SUMMARY. In a December 14 meeting with Charge a.i.
Wilgus and deputy pol-econ counselor, Somaliland Foreign
Minister Abdillahi M. Duale expressed interest in
establishing a closer strategic relationship with the United
States, and appealed for both humanitarian and military
assistance to counter the regional threat posed by Council of
Islamic Courts extremists. Saying he was reiterating points
made in previous discussions in Nairobi, FM Duale requested
that the USG provide financial and technical support for
2007-2008 elections in Somaliland; financial support for
Somaliland's formal education system, to provide an
alternative to radical Islamic schools; capacity-building for
Somaliland's security services (military, police, coast
guard, and immigration); and ammunition and military
training, to counter possible preemptive moves by Somalia's
Council of Islamic Courts (CIC). FM Duale asked that the
USG support Somaliland's bid for recognition by the African
Union, as some African countries had indicated they would.
Duale reviewed regional cooperation between Somaliland and
Yemen, Ethiopia, and Kenya, to counter the CIC threat, but
said he had rejected AU Chairperson Konare's recommendation
to meet with Somali TFG President Yusuf, as such a meeting
would constitute "high treason." While Somaliland clearly
supports Ethiopian intervention against a perceived CIC
threat to the Horn of Africa, Duale's observations underscore
that significant political tensions remain between Somaliland
authorities and Somalia's TFG. END SUMMARY.
--------------------------------------------- ------
SEEKING CLOSER STRATEGIC RELATIONSHIP WITH THE U.S.
--------------------------------------------- ------
2. (C) In response to the observation by Charge Wilgus that
Embassy Nairobi took the USG lead on Somalia issues, Duale
said he was reiterating points he had made recently in "very
fruitful" discussions with Amb. Ranneberger in Nairobi.
Somaliland sought a closer strategic relationship with the
United States, Duale said, in order to promote democracy,
governance, and counter-terrorism in the Horn of Africa.
Duale expressed gratitude for USG engagement in Somalia and
Somaliland, saying the United States had a critical role to
play in the region. He thanked the United States for the
humanitarian assistance it provided indirectly to Somaliland
through projects and international organizations, saying such
assistance was crucial to support 2007 elections that would
strengthen democracy in Somaliland. He noted that the United
States had been among the first in 1960 to recognize
Somaliland, had later sheltered many Somalilanders as
refugees, and had opposed Siad Barre during the 1988
"genocide."
3. (C) FM Duale requested both humanitarian and military
assistance from the United States, as "democracy (alone) will
not defend us." Noting USG support of teacher training in
Hargeisa, Charge Wilgus took note of FM Duale's requests, but
reiterated Embassy Nairobi's lead on Somalia issues.
Asserting that Somaliland was a "de facto partner of peace in
the region," Duale asked that Somaliland receive any
assistance for which the Transitional Federal Government of
Somalia (TFG) qualified. Duale made specific requests for:
-- financial and technical support for the 2007-2008 election
cycle;
-- financial support (and/or scholarships or international
visit programs) for Somaliland's formal education system, to
provide an alternative to radical Islamic schools;
-- capacity-building for Somaliland's security services
(military, police, coast guard, and immigration);
-- ammunition and military training, which were especially
needed to counter preemptive moves by Somalia's Council of
Islamic Courts (CIC), if the CIC succeeded in taking over
Puntland and Baidoa.
----------------------------------------
"AGGRESSIVELY" SEEKING AU RECOGNITION...
----------------------------------------
ADDIS ABAB 00000060 002 OF 003
4. (C) Despite not being involved in any Somalia
reconciliation processes since its "reconstitution" in 1991,
Duale said Somaliland could play a significant role in
fostering peace in Somalia and the Horn, as the only
functioning constitutional Islamic state in the region. He
noted that Somaliland had information-sharing agreements with
Yemen, Kenya, and Ethiopia. Citing Somaliland's
constitutional clause rejecting terrorism, Duale asserted
that in face of the CIC threat, recognition of Somaliland was
"the best defense," as it could help unify mullahs, diaspora,
and other elements of Somali civil society. As a former
British protectorate, Somaliland's borders were accepted
internationally, he claimed, in contrast to the undemarcated
southern borders of Somalia.
5. (C) Duale appealed for the USG to support Somaliland's
effort to obtain recognition by the African Union, or at
least to inform African states that the United States had no
objection. Somaliland was "aggressively pursuing recognition
in the African Union," Duale said, which would require an
incremental approach to build support first among
representatives of the 15-member AU Peace and Security
Council (PSC) and then at the ministerial level. Duale said
he had met recently with representatives of key AU member
states, and would soon meet with Ethiopian Foreign Minister
Seyoum (January chair of the PSC) before traveling to west
Africa. (NOTE: On January 7, FM Duale was to leave for
Ghana. END NOTE.) Rwandan President Kagame supported
recognition of Somaliland, as did Zambia and Tanzania; South
Africa was "sympathetic" but was waiting for others to take
the lead, Duale said. He noted that Ethiopia had an
ambassadorial-level attache in Hargeisa, and was using part
of Bosasso port. Somaliland had sought to court Algeria and
Sudan, but many Somali fundamentalists in Mogadishu had been
trained in Sudan, he said.
--------------------------------------------- -----------
BUT TENSIONS CONTINUE WITH TFG PRES. YUSUF OVER PUNTLAND
--------------------------------------------- -----------
6. (C) Duale noted that while discussions with AU Commission
Chairperson Konare had been "useful," Duale had rejected
Konare's recommendation to engage TFG President Abdullahi
Yusuf, as Yusuf had always maintained that the unity of
Somalia was sacrosanct. Duale criticized the establishment
of Puntland as "outrageous," asserting that Puntland was
solely "an entity based on clan." In contrast, Duale said,
Somaliland was composed of multiple tribes: its president was
a former member of Siad Barre's security force and hailed
from a minority. Duale said he told Konare that meeting with
TFG President Yusuf would be "high treason," as Yusuf refused
to make any statements on self-determination or respecting
the will of the people, as had been done previously in
Croatia or prior to the formation of Bangladesh.
--------------------------------------------- -------
REGIONAL COOPERATION TO COMBAT ISLAMICIST EXTREMISTS
--------------------------------------------- -------
7. (C) Duale contrasted the "terribly dangerous, frightening"
situation in Somalia with peace and stability in Somaliland.
Somaliland played an integral part in promoting regional
stability, he said, with its emphasis on institution-building
and good governance, based on a "viable, secular"
constitutional state. Duale expressed concern about the
regional impact of unrest within Somalia, noting that
Somaliland authorities had long predicted that the CIC would
seek to establish an Islamic state in region. Duale reviewed
Somaliland's regional initiatives:
-- Duale said he had met with IGAD authorities, and also
sought to address the International Contact Group on Somalia
in order to discuss security in Somalia.
-- Somaliland assessed that the CIC was taking advantage of a
"ripe environment" to target Ethiopia, due to its contiguous
border with Somalia. Duale noted that Somaliland's Interior
Minister was currently in Ethiopia for consultations with the
GOE on cross-border security arrangements, including ensuring
that Eritrean-trained insurgents did not use Somaliland as a
base from which to destabilize Ethiopia.
-- In addition to Ethiopia, Somaliland had
ADDIS ABAB 00000060 003 OF 003
intelligence-sharing agreements with Yemen and Kenya.
-- Duale noted that he had discussed with Kenyan FM Tuju the
need to engage ethnic Somalis and other members of the Muslim
community, prompting Kenya to organize a town hall event.
Somaliland's "liaison officer" in Kenya had also been
instructed to reach out to Somalis.
-- On the other hand, Duale added, Djibouti had made a
"geo-political mistake" in allying itself with the CIC.
8. (C) Somaliland was monitoring the fighting in southern
Somalia closely, Duale said. Somaliland also feared a long,
protracted crisis and was concerned about CIC attempts to
infiltrate Somaliland through bribery. Somaliland had no
interaction with the CIC other than receiving threats, Duale
added.
9. (C) Citing 2003-2004 killings of four Italian aid workers
and the 2005 attempted bombing of a polling station, Duale
said the Somaliland security service was closely monitoring
CIC activities in Somaliland. The CIC considered
Somaliland's constitutional order anathema to its vision of
"peace and tranquillity" under Allah. Somaliland authorities
had imprisoned one sheikh for advocating support of the ICU,
while another sheikh, who at Friday prayers had called for
supporting extremists against Ethiopia, had reportedly had
his microphone seized by a worshipper who said it was absurd
to support fanatics. Somaliland was the only country in the
region who had apprehended terrorists, Duale said, and had
recently sentenced two to 20-25 years imprisonment, despite
threats from CIC Executive Committee Chairman Sheikh Hassan
Dahir Aweys to free them. To counter CIC influence,
Somaliland authorities were engaging moderate traditional
leaders, dispatching representatives to six regions, and
sensitizing the populace about the CIC's dangers through
several government committees, Duale said.
10. (C) Asked about IGASOM deployment to Somalia, Duale
underscored the importance of establishing a technical
committee comprised of Kenya, Rwanda, and Ethiopia to discuss
peacekeeping options.
11. (SBU) BIO-NOTE: Duale, who attended the last AU Summit
in July 2006 as Somaliland's Minister of Information,
replaces Edna Adan Ismail as foreign minister. Duale proudly
referred to having resided previously in Long Island, New
York, as a refugee.
12. (C) COMMENT: Somaliland formally requested recognition
by the AU in a 13-page missive submitted to the AU in
December 2005. Ethiopia's deputy foreign minister has
privately advocated recognition of Somaliland as a bulwark
against the CIC or others seeking to establish a "greater
Somalia" by force (reftel). While it is clear that
Somaliland FM Duale supports Ethiopian intervention in
Somalia and shares Ethiopia's concern about the regional
threat posed by CIC extremists, his continued rejection of
dialogue with TFG President Yusuf highlights that the
relationship between Somaliland and the Somali TFG remains
strained and must be addressed by future efforts at political
reconciliation. END COMMENT.
YAMAMOTO
The Saudi Cables: “Somalia, Somaliland and Puntland agreed to form a single government in 2012”
23 June 2015
First, the political situation in Somalia
1. Somalia has recently witnessed a tremendous amount of political change, change that points to a lot of success at the political level. So much so, that the Somali people’s confidence in the government is beginning to return. A number of different communities have met regarding their difference and the agreements that have come out of such meetings/conferences constitute a road-map to peace. The Somali people welcome regional and international organizations who are interested in the Somali issue.
2. Transitional Federal Government and the governments of Somaliland (lit translated as Land of Somalis) and the regional Puntland government along with a number of militias belonging to the Somali government have signed an agreement. This is dated 18/02/2012. The agreement is 1) to form a new parliament made up of two houses and 2) prepare a new constitution that allows for a federal system
Wednesday, 24 June 2015
Taxane - Q3aad -: Awoodaha Siyaasadeed iyo maaliyadeed ee Faadumo Cawo iyo Heybado, Gabdhaha Ismaaciil Cumar Geelle.
Paris June 24, 2015(SDN/QJ)-Haweeneyda Madaxweyaha Jamhuuriyada Jabuuti Khadra Maxamuud Xeyd ayaa mararka qaar lagu sheegaa in ay suurtogal tahay in ay bedesho madaxweynaha hadii ay dhacdo in Ismaaciil Cumar Geelle uu hawada ka baxo.
Balse cida dhaxalka dhabta ah lehi waa inantiisa ugu yar ee Heybado Ismaciil Cumar Geelle oo markii ay ku soo noqotay Jabuuti tiyoo sidata shahaado jaamacadeed oo ay ka soo qaadatay Jaamacada Columbia ee dalka Mareykanka direegto loogu magacaabay la taliyaha madaxweynaha ee dhaqaalaha sanadii 2010kii.
Madaxweyne Geelle ayaa sanadii 2007dii waxa uu si qarsoodi ah ugu socdaalay Farance si uu uga qeybgalo xaflada qalin jebinta Heybado oo xiligaa ka qalin jebisay American University of Paris.
Sidoo kalena waxa madaxweynuhu uu ku kharash gareeyay $650,000 oo shidaal ah si uu ugu socdaalo New York kiyoo la socda duyuurada qaranka ee 727, mar ay sanadii 2010 heybado Jaamacada Columbia ka qalin jebineysay.
Ka dib kolkii ay Heybado ka hawlgashay Madaxtooyada Jabuuti, waxa ay door muhiima ka qaadatay mashuruuca Shaqaaleynta iyo guddi arinkaa ka hawlgala, mashruuc ayaa ahaa mid uu madaxweyne Geelle ku galay tartankii doorashooyinkaa sanadii 2011kii.
Bishii May ee 2011kii madaxii xafiiska madaxweynaha Cabdi Cilmi Ashkir ayaa waxa loo magacaabay wasiir, xilkii uu ka hayay xafiiska madaxweynaha cidna looma magaacaabin, waxaase hawshii la wareegay Heybado Ismaaciil Cumar Geelle.
Heybado waxa ay isku dubo riday mashruuc caafimaad oo loogu talo galo shaqaalaha xanuunsada, waana mid madaxweynuhu uu ku geli doono tartanka doorashooyinka oo lagu wado in uu isu soo taago sanadka ina soo haya.
Heybada iyo Hooyadeed oo qudheedu xafiis ku leh madaxtooyada Jabuuti ayaa wadajir uga shaqeynaya in ay xadidaan aragtida Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo beryahan danbe ay ka muuqato daal faro badan.
Heybado ayaa nolosheeda khaaska ah kolka la eego, waxa ay sanadii 2011kii xiriir dhaw la yeelatay xoghayahii arimaha dhalinyarada Jamac Elmi Okeh. Xiriirkaas ayaa Guur isu bedelay isla sanadkaa iyaga oo aqal galay bishii October.
Guurkaasi waxa uu isku soo dhaweeyay Ismaaciil Cumar Geelle iyo siyaasiga ay mudada is hayeen ee Ismaciil Geedi Xareed, oo haatan ah madaxa dalada mucaaridka Jabuuti ee USN.
Ismaaciil Geedi Xareed ayaa abti u ah Jaamac Cilmi, Guurkan ayaa waxa ka dhashay wadahadalkii mucaaridka iyo xukuumada Jabuuti, wadahadaladaa ayaa wax aka soo baxay heshiis labada dhan ay kala sexeexdeen 2014kii.
Imaaciil Cumar Geelle ayaa ku guuldareystay in uu Ismaciil Geedi Xareed kasbado, Madaxa USN ayaa weli aaminsan mabda’a dalada mucaaridka Jabuuti.
Dhanka kalese, Jaamac Cilmi ayaa saameyntiisii siyaasadeed ay balaaratay intii ka danbeysay markuu guursaday Heybado Ismaaciil Cumar, waxaanu haatan Madaxweynaha Jabuuti u yahay maareeyaha ganacsatada uu madaxwynuhu xiriirada la sameysanayo.
Inanta kale ee Madaxweyne Geelle Faadumo Cawo ayaa waxa loo igmaday in ay maareyso shirkada dhismaha ee Independent Construction Company oo uu markaa madax ka ahaa Wissam Cabdalah Qasim oo aad ula tashan jiray Marwada madaxweynaha iyo Faadumo Cawo.
Shirkada dhismaha ee madaxtooyada ayaa ka heshay qandaraas Djibouti Telecom ka hor intaaney kicin shirkadu sanadii 2011kii, Wasiim ayaa intaa ka dib isaga iyo qoyskiisu Jabuuti ka guureen, halka Faadumo Cawo ay qudheedu u guurtya dalka Faransiiska.
Faransiiska ayay Faadumo kula kulantay nin u dhashay dalka Ivory Cost oo la yiraahdo Nyckoss Tommy Tayoro oo ah nin aad uga weyn, waaney guursatay, ninkan ayaa waxa uu can ku ahaa tumashada.
Madaxweynaha Jabuuti Ayaan guurkaa ku farxin balse hoyadeed ayaa la safatay xaalkiina waa la dejiyay, Faadumo iyo odeygeeda iyo ilmo ay dhaleen ayaa Jabuuti dibb ugu soo noqday, madaxweyne Geelle ayaaaad uga hela ilmaha yare e Faadumo ay dhashay.
Faadumo ayaa isku dayday in ay dib ugu noqoto hawshii dhismaha, halka odeygeedu uu dhidibada u aasay shirkad u gaar ah duulimaadyada khaaska ah oo la yiraahdo Ivory Jet Service, shirkada ayaa aheyd mid dhanka Internet-ka ka hawl gasha, waxaaney ku danbeysay in ay madaxweynaha ka caawiso safarada caalemiga ah.
Faadumo Cawo oo aan u deganeyn sida walaasheed ayaa waxa ay aad u jeceshahay heesaha reer Galbeedka, horaantii 2011kii waxa ay abaabushay bandhig faneed loogu magac daray Djib Urban festival, oo lagu qabtay Hotel Palace Kempinski, fanaaniin reer galbeed ah ayaa ka soo qeyb galay, kharashkoodii duulimaadna waxa bixiyay Banka dhexe oo uu madax xiligaa ka ahaa Abtigeed Jaamac Xeyd.
Xiriir ay Faadumo Cawo Ismaaciil la leheyd heesaaga kooxda Iron Maiden Bruce Dickinson oo haatan ah madaxa Cardif Aviationayaa gacan ka siiyay hirgelintii Air Djibouti bishii May ee 2015.
Faadumo Cawo ayaa asaaxbteeda wax aka mid ah Malika “Kika” Bongo oo abaheed Cali Bongo uu yahay madaxweynihii dalka Gabon, Cali Bongo ayaa Jabuuti booqasho rasmi ah ku yimi Jabuuti sanadii 2013kii.
Faadumo Carwo ayaa Malika ku cansuuntay Jabuuti 2012dii, waxaaney ku soo degtay Hotelka Kempinski, waxaaney Duyuurada Qaranka damaashaad ugu kexeysteen Dubai.
Intaanu guursan Faadumo ayaa Nyckoss Tommy Tayro ayaa damac ka galay Malika balse ilaaladeeda Ayaan u saamixin in uu la hadlo.
Ceynaanshe Ismaaciil Cumar Geele Ayaan sida walaaladii aan isu muujin, waa inan dhanka Diinta u janjeera, xishood badan, dadka qaarna ay sheegan in uu yara muuqato cudurka niyad jabka.
Waxa uu u muuqdaa in uu iska fogeynayo Xukunka in kasta oo uu weli ku nool yahay aqalka madaxtooyada, welina kama uu soo muuqan saaxada siyaasada.
Madaweynaha ayaa ku sigtay in uu Wiilkiisa Ceynaanshe u magacaabo lataliyiihsa dhanka Diinta, balse markii danbe ka noqday.
Ilaa mudo dhaw Ceynaanshe faraha kulama jirn wax ganacsi ah, balse iminka ayaa lagu wadaa in uu Ceynaanshe ganacsi dhanka caanaha ah la galo Axmed Cusmaan Gueleh. Wersheda Caanaha ayaa lagu wadaa in laga dhiso Damarjog oo dhacda xadka Somaliland, waxaaney qorsheynayaan in ay xoolo ka keenaan dalaka Farance iyo Holand.
SDN/QJ-Paris
Subscribe to:
Posts (Atom)