Friday, 11 December 2015
Friday, 27 November 2015
Thursday, 26 November 2015
Tuesday, 24 November 2015
Film Qalbi Buka
waa siyaasada Somaliland oo nooca xinka dumarka oo kale noqotay, Somaliland oo xukumada ka talisaa noqotay xinleey, xumo abuur, xasid iyo nacayb beeleed ama qabaa'iladii kale, been iyo fidmo
Film Qalbi Buka
waa siyaasada Somaliland oo nooca xinka dumarka oo kale noqotay, Somaliland oo xukumada ka talisaa noqotay xinleey, xumo abuur, xasid iyo nacayb beeleed ama qabaa'iladii kale, been iyo fidmo
Wednesday, 11 November 2015
Sunday, 1 November 2015
Sunday, 25 October 2015
Wednesday, 7 October 2015
Abdirashid H Mataan Madaxweyne Ku-xigeenka Xisbiga Ucid Oo Canbaareeyay Falkii Boorame Xalay.
Abdirashid H Mataan oo ku sugan dalka Uk ayaa maanta qoraal uu ku qoray bartiisa Social media cambaareeyay falka ka dhacay magaalada Borama gaar ahaan guriga Guddoomiyaha Gobolka. Waxan ka tacsiyadeenayaa ciidanka iyo qoyskii ay ka geeriyoodeen askarta ku dhimatay falkaa foosha xun ee argagisnimada leh. Waana in maxkamad la horkeeno ciddii masuulka ahayd falakaa.
Sidoo kale waxan cambaaraynayaa xadhiga loo geystay ganacsatada iyo madax dhaqmeedka aan dembiga faraha kula jirin ee xalay lagala baxay guryahooda oo aan xadhigooda loo marin sifadii sharciga ahayd sida uu dhigayo dastuurka JSL.
Bulshada gobolka Awdal waxan kula dardaarmayaa in ay meel uga soo wada jeestaan cidkasta oo khalkhal gelinaysaa amniga iyo degenaanshaha gobolka iyo guud ahaanba qaranimada Somaliland.
Subscribe to:
Posts (Atom)
